Fadeexad ka dhalatay Ciyaarta musaaricada oo lagu qabtay Sacuudiga

Maamulka ciyaaraha ee dalka Sacuudiga ayaa raaligelin ka bixiyay wax ay ku tilmaameen muuqaallo anshax xumo ah oo laga dhex arkay tartankii legdinta ama musaaricada ee Jimcihii lagu qabtay Sacuudiga. Loolanka intii uu socday waxaa la siidaayay xayeysiin ay ka muuqatay haweeney qeybo ka mid ah jirkeedu muuqday oo shaashada Telefishinnada ka soo muuqatay, oo … Continue reading Fadeexad ka dhalatay Ciyaarta musaaricada oo lagu qabtay Sacuudiga